HomeWararka

Wararka

Puntland oo joojisay mushaarkii ay siin jirtay ciidamada ka jooga Sool iyo Cayn

GARAWE (Kaab TV) -Maamulka Puntland ayaa lagu soo waramayaa inay joojiyeen mushaaraadkii iyo raashiinkii ay siin jireen ciidamada ...

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo dhinacyada Suudaan isku haya ugu baaqay wadahadal

SUUDAAN (Kaab TV) -Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo kulan degdeg ah ka yeeshay dil wadareedkii ka dhacay Magaalada Al-Faash...

Madaxweynaha Dowladda Jubaland oo maanta guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee Golaha Wa...

KISMAAYO (Kaab TV) -Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa ka warbixisay xaaladda amniga guud ee deegaannada Jubaland, iyadoo si gaar ah u ...

Kaarka aqoonsiga ee NIRA oo noqday il dhib iyo laaluush dad badan ay kala kulmaan maalin k...

MUQDISHO (Kaab TV) -NIRA Card Kaarkan oo muhiim u ah helitaanka adeegyada Dowladeed sida dhalashada, baasaboorka, iyo aqoonsiga ra...

Doon ganacsi oo laga leeyahay India oo ku gubatay Xeebaha Soomaaliya

KISMAAYO (Kaab TV) - Doon ganacsi oo lagu magacaabo “Fazle Rabbi” (M.S.V. 2192) oo laga leeyahay dalka Indiya ayaa ku gubtay x...

Ku dhawaad 20 xubnood oo Al-shabaab looga dilay howlgal ka dhacay Jubbada Hoose

Jubbada Hoose(Kaab TV) -Ciidanka Kumaandooska Danab iyo kuwa hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Jubbaland oo garab ka helaya saaxi...

SJS oo Diiwaanggelisay koror aan caadi ahayn oo ku yimid tirada weerarada lagu qaaday saxa...

Hargeysa (Kaab TV) -Somaliland ayaa xoojiyey caburinta ay ku hayaan warbaahinta madaxa banaan iyagoo u adeegsanaya xarig, xarig iy...

Jabuuti oo martigelinaysa sannad-guuradii 25-aad ee kasoo wareegtay shirkii taariikhiga ah...

jabuuti (Kaab TV) -Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa maanta oo Khamiis ah martigelisay munaasabado dhowr ah oo lagu xusayay sanadguuradii...

UK oo digniin u dirtay maraakiibta ganacsi ee adeegsata biyaha u dhow Xeebaha Soomaaliya

UK(Kaab TV) -Hay’adda UK Maritime Trade Operations (UKMTO) ayaa digniin adag u dirtay maraakiibta ganacsiga ee isticmaala marin-bi...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News