HomeWararka

Wararka

Al-Shabaab oo war ka soo saartay dilkii Caaqil C/llaahi iyo sheegashada Mareykanka

Sanaag(KAAB TV) –Ururka Al-Shabaab ayaa shalay beenisay sheegashada Mareykanka ee ahayd in duqeyn dhanka cirka ah oo dhowaan ka dh...

Maxaay Tahay Caqabadda Hortaagan Howlgalka AUSSOM ee soomaaliya

MOGADISHU (KAAB TV) –1 janaayo ee sanadkaan 2025 waxaa si rasmi ah magacii ATMIS loogu badalay AUSSOM oo ah howgalka cusub ee taag...

Xasan Shire Abgaal: Haddii uu Deni mucaaradka keeno Puntland anaguna waxaan keenaynaa Dowl...

Garawe(KAAB TV) – Wasiirkii hore ee maaliyadda Xasan Shire Abgaal oo maanta Garowe kusoo laabtay tan iyo markii looga guulaystay d...

Ra’iisul wasaare Xamse “Jubbaland ayaa dhawaan ka billaabeyna Diiwaan galinta dadweynaha e...

MOGADISHU (KAAB TV) –Ra’iisul wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in dhawaan deegaannada Maa...

Doon ay la socdeen Tahriibayaal oo ku degtay xeebaha dalka Liibiya

Liibiya(KAAB TV) –Hay’adaha Qaramada Midoobay ee Qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay in kaliya 13 qof ay ka badbaadeen kadib markii d...

Madaxweynaha soomaaliya oo xog ka bixiyay wada-hadallo uu kula jiro Axmed madoobe iyo De...

MOGADISHU (KAAB TV) –Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xaqiijiyey in dowladdiisu ay wada-hadallo la furtay maam...

Rag hubeysan oo jaray adeegga Internetka gobol katirsan Puntland

Mudug (KAAB TV) –Bulshada gobolka Mudug, ayaa subaxnimadii hore ee saaka oo Arbaco ah ku waaberiistey maqnaanshaha adeegga isgaars...

Maraykanka oo sheegtay duqayntii lagu dilay nabadoon Cabdullaahi Cumar Cabdi

Washington (KAAB TV) –Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa si rasmi ah u qirtay inay ka dambeeyeen duqayntii 13-kii Sebteembar ka dha...

Maamulka Waqooyi Bari oo Somaliland ku eedeeyay in ay abaabul ciidan ku guda jirto

Laascaanood (KAAB TV) –Maamulka Waqooyi Bari ayaa si adag uga hadlay waxa uu ku sheegay abaabul ciidan oo halis ku ah xasilloonida...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News