HomeWararka

Wararka

Cirro oo Maraykanka kula kulmay urur u ololeeya xoojinta xiriirka Israel iyo Afrika

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro, ayaa intii uu ku sugnaa dalka Maraykanka kulan la yeeshay Dumisan...

Deni oo gaaray Nairobi xilli uu sii xoogeysanayo loollanka doorashada Soomaaliya

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa la sheegay inuu gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kaddib socdaal uu ku...

Cali Guudlaawe oo la filayo in la guddoonsiiyo kaarka musharraxnimada JSP

Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu wadaa in munaasabad rasmi ah oo ka dhacda xarunta dhexe ee Xisbiga Cadaaladda iyo Dib-u-dhisk...

Baydhaba: Duqeymo ka dhacay duleedyada magaalada iyo cabsi soo food saartay shacabka+Sawir...

Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya in xalay duqeymo kale laga fuliyay deegaano ku yaalla ...

Madaxweyne Mustafe: “Halganka shacabka Soomaalida cid gaar ahi ma sheegan karto”

Madaxweynaha Dowlad-Deegaanka Soomaalida Itoobiya, Mustafe Muxumed Cumar, ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed ee Deegaanka Sooma...

Beledweyne oo doorashada isku khilaafsan: Halkee ayuu ku dambayn karaa ismariwaaga siyaasa...

Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa wajahaysa xaalad siyaasadeed oo sii cakirmaysa, kaddib markii ay soo baxeen d...

Bari iyo Galbeed oo isku khilaafay doorashada ka dhaceysa Beledweyne

Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa maanta wajahaysa xaalad siyaasadeed oo cakiran, kaddib markii magaalada ay ka...

Xilalka dowladda iyo amni-darrada Shabeellaha Dhexe oo dood ka dhex dhalisay Abgaal

Dood iyo dhaliil siyaasadeed ayaa ka dhalatay xaaladda amni ee gobolka Shabeellaha Dhexe, Dowlada soomaaliya waxaa u badan oo mush...

Yuusuf Dagabeed: Tuulo ka tirsan gobolka Hiiraan lagama qaban karo doorashada Hirshabeelle...

Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle, Yuusuf Hagar Dabageed, ayaa sheegay in gobolka Hiiraan aan laga qaban karin doorasho aan ...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News