HomeWararka

Wararka

Kulan lagu taageerayay doorashooyinka Qof iyo Codka ah oo Muqdisho ka dhacay

Muqdisho (KAAB TV) - Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa Magaalada Muqdisho ku qabtay Shirweynaha Wacyigeli...

Hargeysa oo laga mamnuucay bandhig faneedyada iyo caweyska Hoteelada lagu qabto

Maroodi-jeex (KAAB TV) - War qoraal ah oo kasoo baxay maamulka gobolka Maroodi-jeex ee Somaliland ayaa laga mamnuucay in magaalada...

Burcadbadeed in Soomaaliyihiin latuhmaayo oo afduubtay Doon Kalluumeysi oo Yemeni ah

Eyl Puntland (KAAB TV) - Warar soo baxaaya ayaa sheegaya in Burcad-badeed lagu tuhmaayo in ay Soomaali yihiin afduubteen Doon kall...

Madaxweyne Deni ayaa soo saaray ammar lagu joojinaayo dal kugalka Ajaaniibta ee Puntland

Garoowe (KAAB TV) - Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray amar lagu joojinayo ajaanibta sharci ...

Reysal Wasaare hore Maxamed Xuseen Rooble oo loo diiday qaadashada Baasboorka diplomaasiga...

Muqdisho (KAAB TV) - Xogo dheeraad ah oo an helnaya ayaa sheegaya in Reysal Wasaare hore  Maxamed Xuseen Rooble laga hor istaagay ...

NISA oo soo bandhigtay Sawirka iyo macluumaadka Horjooge ka tirsan Al-shabaab

Muqdisho (KAAB TV) -Taliska hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa baahiyay sawirka iyo macluumaadka...

Soomaaliya oo Itoobiya kala wareegtay xil ay horey u heysay

Muqdisho (KAAB TV) - Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa noqonaysa hoggaanka Madasha Iskaashiga Wasiirrada Maaliyadda Dalalka Gee...

Dagaal iyo qaraxyo ka dhacay gobolka Shabeellada Dhexe

JOWHAR(KAAB TV) -Dagaal u dhaxeeya ciidanka xoogga oo kaashanaya dadka deegaanka iyo AS ayaa ka dhacay deegaanka Ceel Cali Axmed o...
00:13:33

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News