HomeWararka

Wararka

Tahriibayaal udhashay dalka Eritrea oo laqabtay iyagoo dhuumasho ku gali rabay UK

France (KAAB TV) - Waxaa la soo werinayaa in tiro dad Eriteriyaan ah la helay iyaga oo si halis leh ugu dhuumanaya gaari qaboojiye...

Taliyaha cusub ee AFRICOM oo dib u qiimeyn ku sameynaya doorka Mareykanka ee Soomaaliya

WASHINGTON (Kaab TV) –Aqalka Senate-ka Mareykanka ayaa u xaqiijiyay General Dagvin Anderson inuu yahay taliyaha cusub ee taliska c...

Taliye Sare oo ka tirsan Booliska Jubaland oo Lagu Dilay dagaal Ka Dhacay Tuulo Amiin ee G...

Beledxaawo (KAAB TV) –Taliye sare oo ka tirsan booliska Jubaland ayaa la xaqiijiyay inuu ku dhintay Dagaal culus oo aroornimadii m...

Maxkamadda CQS oo toogasho ku fulisay Askar lagu eedeeyay in ay miino ku dileen Abaanduuli...

MUQDISHO (Kaab TV) –Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku fulisay labo askari oo katirsanaa Ciida...

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maamulka Hirshabeelle oo xilka laga qaaday ka d...

JOWHAR (KAAB TV) -Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Axmed Gacal, ayaa xilka laga qaaday, ka...

Puntland oo shacabkeeda uga digtay inay ku dhex dhuuntaan firxadka kooxda Daacish

GARAWE (KAAB TV) -Ciidanka Booliiska Puntland ayaa shacabka deegaanadiisa ugu baaqay inay ka feejignaadaan suurtagalnimada in firx...

Boliiska dalka Ecuador oo faah faahin ka bixiyay toogasho ka dhacday dalkaasi

Ecuador (KAAB TV) - Boliiska dalka Ecuador ayaa faah faahin ka bixiyay sideed qofood oo ku dhimatay rasaas ay fureen rag hubeysa...

Trump oo shaaca ka qaaday in dadka darbi jiifka ah laga saaraayo magaalooyinka dalkaas

Washington (KAAB TV) - Donald Trump ayaa shaaca ka qaaday inuu doonayo in uu magaalada kasaaro dadka hoy la’aanta ah ama darbiji...

Wariye katirsanaa Telefishinka Al-Jazeera oo duqeyn lagu dilay

Qaza (KAAB TV) - Wariye ka tirsanaa Telefishinka Caalamiga ah ee Al Jazeera ayaa lagu dilay duqeyn ay Israa’iil ka geysatay guda...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News