HomeWararka

Wararka

Qaramada Midoobay oo ku baaqday in la joojiyo dagaallada Baydhabo iyadoo xaaladda bani’aad...

Isuduwaha arrimaha bani’aadantinimada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, George Conway, ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo dejiyo xi...

Soomaaliya oo sheegtay inay dhexdhexaad ka tahay xiisadda Itoobiya, Masar iyo Eritrea

Dowladda Soomaaliya ayaa caddeysay mowqifkeeda ku aaddan xiisadda sii xoogeysanaysa ee Geeska Afrika, iyadoo sheegtay inaysan qayb...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo iyo gaadiid dagaal geysay agagaarka guryaha mucaaradka ee M...

Dhaqdhaqaaq ciidan oo laga dareemayo qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho gaar ahaan agagaarka guryaha siyaasiyiinta mucaaradka, iya...

Xaalad Culus oo Laga Soo Sheegayo Taliska Ciidanka Asluubta: Mushaar La’aan, Daryeel...

Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa wajahaya cabashooyin iyo eedeymo kala duwan oo la xiriira maamulka ciidanka, xuquuqda ...

Khatarta Al-Shabaab ee Hirshabelle iyo Galmudug oo Walaac Ku Abuurtay Matabaan iyo Beledwe...

Xaaladda amni ee maamullada Hirshabelle iyo Galmudug ayaa wajahaysa caqabado isa soo taraya, iyadoo laga cabsi qabo in dhaq-dhaqaa...

Dood Kulul iyo Buuq Ka Dhacay Baarlamaanka Soomaaliya, Sharciga Lacagta iyo Khilaafka Dast...

Fadhiga Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ka dhacay dood kulul, hadallo is-dhaafsi ah iyo muran dhe...

Xiisadda u dhaxeysa Dowladda iyo Mucaaradka oo Cabsi ka Abuurtay Muqdisho

Xiisadda siyaasadeed ee ka taagan magaalada Muqdisho ayaa sii xoogaysanaysa, iyadoo ay isa soo tarayaan eedeymo la xiriira khilaaf...

Golaha Wasiirrada Jubbaland oo Ansixiyey Miisaaniyadda Dowladda ee 2027-ka+Sawirro

Golaha Wasiirrada Dowladda Jubbaland ayaa ansixiyey miisaaniyadda dowladda ee sannadka 2027-ka, taas oo wadarta guud lagu sheegay ...

Roob Lagu Diirsaday oo Ka Da’ay Puntland, Nugaal iyo Mudug

Roobab lagu diirsaday oo muddo 48 saacadood ah ka da’ayay deegaanno kala duwan oo ka tirsan Puntland ayaa sare u qaaday rajada bul...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News