HomeWararka

Wararka

Koobka Adduunka: Trump oo garoonka ku daawanaya ciyaarta Spain vs Argentine

Taageerayaal kumannaan ah ayaa safaf dhaadheer galay bannaanka garoonka New York-New Jersey Stadium ka hor ciyaarta finalka Koobka...
00:07:30

Muxuu Xasan Sheekh u diiday inuu la kulmo odayaasha Jareer Weyne?

Odayaal ka soo jeeda beelaha Jareer Weyne ayaa dhowaan la kulmay qaar ka mid ah madaxda mucaaradka Soomaaliya ee ku sugan magaalad...
00:03:47

Maxay mucaaradka Soomaaliya ku diidan yihiin Farmaajo?

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, oo ah madasha ay ku mideysan yihiin qaar ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya, ayaa diid...
00:06:35

Shirka haweenka Puntland oo looga hadlayo hoggaaminta haweenka

Shirka Haweenka Puntland ee ka socda magaalada Garoowe ayaa looga hadlayaa arrimo muhiim ah oo la xiriira doorka haweenka ee hogga...
00:18:29

Falanqeyn ciyaarta caawa ee Spain iyo Argentine

Ciyaarta kama dambaysta ah ee Koobka Adduunka 2026 ayaa caawa si weyn loo wada sugayaa, iyadoo ay foodda is dari doonaan xulalka S...

Wariye ruugcaddaa Maxamuud Cabdi Ducaale oo ku geeriyooday London

Waxaa habeenkii Jimcaha ee 17 July 2026 magaalada London ku geeriyooday Alle ha u naxariistee weriyihii ruug-caddaaga ahaa...

AUSSOM iyo Ciidanka Xoogga Dalka oo xoojinaya iskaashiga amniga Shabeellaha Dhexe

Ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) iyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) ayaa isku raacay in la xoojiyo iskaa...
00:09:04

WARKA KAAB TV 19/07/2026

Ku soo dhowaada wararka caalamka ee Kaab TV maanta oo ah Axad 19 July 2026.

Markab lagu afduubtay Gacanka Cadmeed oo loo leexiyay biyaha Soomaaliya

Hay’adda UK Maritime Trade Operations (UKMTO) ayaa sheegtay in markab marayay dhinaca bari ee Gacanka Cadmeed la afduubtay, kadibn...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News