HomeWararka

Wararka

Go’aanka Maxkamadda Sare oo kala qeybiyay Xildhibaanada JSP

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo siyaasadda ku leh Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa siyaabo...

Beledweyne oo hoobiyaal lagu weeraray kadib howlgal ay ciidamada Dowladda sameeyeen

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa maanta howlgal amni ka sameeyay deegaanada ku teedsan waddada u dhexeysa magaalada Beledweyne i...

Kenya oo Garoonka Jomo Kenyatta ka celisay Xildhibaan Yuusuf Kabaale

Xildhibaan Yuusuf Ibraahim Afrax, oo si weyn loogu yaqaano Yuusuf Kabaale, ayaa laga celiyay Garoonka Caalamiga ah ee Jomo Kenyatt...

Dagaal kale oo laga cabsi qabo Baydhabo, Dowladda Soomaaliya oo ciidamo geysay Magaalada

Xaaladda amni iyo siyaasadeed ee magaalada Baydhabo iyo deegaanada ku dhow ayaa saacadihii iyo maalmihii u dambeeyay sii xumaanays...

Maxkamadda Sare oo go’aan ka soo saartay doorashooyinkii lagu Muransanaa ee Galmudug

Maxkamadda Sare ee dalka ayaa maanta go’aan cuus ka soo saartay doorashooyinkii  ee  isku sidkanaa Golaha Wakiillada iyo Goleyaash...

Askari Boolis ah oo Haweeney Ganacsato ah lagu Dilay Duleedka Muqdisho

Wararka laga helayo deegaanka Wedow ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xalay halkaasi lagu dilay haweeney shacab ah o...

Loollanka Shiinaha iyo Turkiga oo Soomaaliya Saameyn Kara

Soomaaliya ayaa laga yaabaa inay si toos ah ama si dadban u dareento saameynta ka dhalan karta loollanka sii xoogeysanaya ee u dhe...

DEG DEG: 5 Askari Danab ah oo Qarax Lagu Dilay, 4 Dhaawacmay

Warar hordhac ah ayaa sheegaya in shan askari oo ka tirsan Ciidanka Danab ay ku dhinteen, halka afar kale ay ku dhaawacmeen qarax ...

Nugaal: 7 Qof oo Lagu Dilay Duqeyn

Wararka laga helayo xeebaha gobolka Nugaal ayaa sheegaya in duqeyn ay ka dhacday deegaanka Argeegto, oo u dhexeeya Jiifle iyo Dhin...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News