HomeWararka

Wararka

Safiirka Midowga Yurub oo soo gaba-gabeysay muddo-xileedkeedii diblomaasiyadeed ee Soomaa...

MUQDISHO (Kaab TV) -Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay) ayaa kulan ...

Maamulka Puntland oo shuruud ku xiray aqoonsiga heshiis kasta oo ay wadagalaan DFS & T...

Garawe(Kaab TV) -Maamulka Puntland ayaa sheegay in uusan aqoonsanayn heshiis weliba oo ay wada galaan Dowladda Federaalka Soomaali...

QM oo dib u eegeysa saamaynta ka dhallan karta go’aanka Maraykanka uu ku joojiyay taageerr...

MUQDISHO (Kaab TV) -Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ay si gaar ah u qiimayn doonto saamaynta taban ee ka dhallan karta go’aanka...

Turkiga oo Soomaaliya ka dhisaya xarun hawada sare iyo tijaabinta gantaallada

MUQDISHO (Kaab TV) -Turkiga ayaa ka wada bartamaha Soomaaliya dhismaha xarun loogu talagalay hawada sare iyo tijaabinta gantaallad...

Qaraxyo caawa laga maqlay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya

MUQDISHO (Kaab TV) -Qaraxyo waaweyn iyo rasaas xooggan ayaa fiidnimadii caawa, abaare 7:00 fiidnimo, laga maqlay nawaaxiga Garoonk...

Wasaaradda Warfaafinta Somaliland oo soo saartay amar cusub oo lagu xakamaynayo hawlaha wa...

Hargeysa(Kaab TV) -Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay ku shaacinayso...

Xildhibaan Saleebaan Food oo kamid ah Saaxiibada Cirro oo lagu xiray Itoobiya

Addis Ababa (Kaab TV) -Magaalada Addis Ababa ee xarunta Dalka Itoobiya waxaa  ciidamada ammaanka  ay xireen Xildhibaan Saleebaan N...

ICG: Dagaalka Dowladda iyo Al-Shabaab oo galay marxalad ismari waa ah

MUQDISHO (Kaab TV) -Warbixin cusub oo ay soo saartay Hay’adda la socodka xasaradaha caalamiga ah ee International Crisis Group (IC...

Midowga Afrika oo sheegay in uusan sii socon Karin howlgalka AUSSOM haddii uusan garab hel...

MUQDISHO (Kaab TV) -Ururka Midowga Afrika ayaa sheegay in aanay sii socon Karin howlgalkooda Soomaaliya ee soo billowday sannadkii...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News