HomeWararka

Wararka

Dagaal Beeleed Ka Dhacay Galgaduud Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.

Caabudwaaq (KAAB TV) -Dagaal beeleed ayaa ka dhacay deegaano hoostaga Degmada Caabudwaaq oo u dhaxeeya maleeshiyo beeleed Dagaal b...

Xabsiyada Soomaaliya oo buux dhaafiyay .

MUQDISHO (KAAB TV) - Musiibadii dhawaan ka dhacday xabsiga Makala ee magaalada Kinshasa oo ay ku dhinteen 129 maxbuus oo ku jiray ...

Abaarta oo ku qasabtay Maasai-ga Kenya iyo xoolo-dhaqatada kale inay tixgeliyaan kalluunka...

Kenya (KAAB TV) -Dhiigga caanaha iyo hilibka lo'da ayaa muddo dheer cuntooyin muhiim ah u ahaa xoolo-dhaqatada Maasai ee Kenya, la...

Qaraamda Midoobay ayaa dowladda Federaalka iyo maamulka Puntland ugu baaqday in lajoojiyo ...

New York (KAAB TV) - Hay’adda Qaramada Midoobay ayaa Talaadadi shalay ugu baaqday dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Punt...

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Ereteriya oo wada-hadallo istaraatiiji ah ku yeeshay maga...

Beijing (KAAB TV) -Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Ereteriya Isaias Afwerki ayaa kulan ku yeeshay m...

Duqeyn ka dhacday Galgaduud oo lagu dilay dagaalamayaal katirsan Alshabaab

Galgaduud (KAAB TV) - Duqeymo culus oo dhinaca cirka ah ayaa lagu garaacay deegaanno kuyaalla xadka ay wadaagaan gobolada Galgaduu...
00:10:46

Maxay Djibouti Deked u Siineysaa Ethiopia? Cabsida Saameynta Dekedda Berbera

MUQDISHO (KAAB TV) - Jabuuti ayaa ku dhawaaqday inay deked siineyso Itoobiya taasoo ay isticmaali karto 100%. Arrintan ayaa ima...

DRC oo sheegtay in 129 lagu dilay isku day xabsi.

Congo (KAAB TV) -Dowladda Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo ayaa sheegtay in ugu yaraan 129 qof la dilay xilli ay isku dayaye...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News