HomeWararka

Wararka

00:02:01

Xil-ka-qaadista Taliyaha Booliska Soomaaliya.

Xil-ka-qaadista Taliyaha Booliska Soomaaliyeed Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Taliyaha Booliska Soomaaliyeed, Asad Diyaano, xi...

Mareykanka oo Qaramada Midoobay Siinaya Hal Sano oo Dheeraad ah oo Lagu Dhimo Taageerada A...

Dowladda Mareykanka ayaa oggolaatay in Qaramada Midoobay loo kordhiyo muddo hal sano ah si si tartiib ah loogu soo afjaro taageera...

Wariye Maxamed Aweys Muudey “Boqorka Bartamaha” oo Lagu Dilay Jarmalka

Wariye Maxamed Aweys Muudey, oo si weyn loogu yaqaanay magaca Boqorka Bartamaha, ayaa lagu dilay magaalada Darmstadt ee dalka Jarm...

Xiisadda Siyaasadeed iyo Amni ee Koonfur Galbeed oo Sii Xoogeysanaysa

Xaaladda siyaasadeed iyo amni ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa weli ah mid ka mid ah arrimaha ugu waaweyn ee Soomaaliya looga hada...

Mareykanka oo Cunaqabateyn ka Qaaday Eritrea iyo Mas’uuliyiin Lagu Bartilmaameedsaday Daga...

Dowladda Mareykanka ayaa Jimcihii ka qaaday cunaqabateyntii saarneyd Ciidamada Difaaca Eritrea, xisbiga talada haya ee dalkaas iyo...

Jalalaqsi: Haweeney ku dhaawacantay iska horimaad ka dhashay isu-soo-bax lagu taageerayay ...

Hal haweeney ah ayaa la sheegay inay ku dhaawacantay degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, kaddib markii ciidamo hubeysan ay farag...

Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya oo ka hadlay duqeyntii Doolow

Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya, General Mahad Cabdiraxmaan Shub, ayaa si kulul uga hadlay duqeyntii dhawaan ka dha...

Suuban Mahad Dirir oo ka hadashay dhaawacyadii kasoo gaaray duqeyntii Doolow+Sawirro

Suuban Mahad Dirir, oo ka mid ah siyaasiyiinta sida weyn looga yaqaan deegaanada Jubbaland, ayaa markii ugu horreysay si faahfaahs...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Koonfur Galbeed oo Is-casilay

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, Dr. Axmed Cali Muuse, ayaa shalay si rasmi ah ugu gudbiyay Hoggaamiyah...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News