HomeWararka

Wararka

Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlay marxaladda adag ee Soomaaliya iyo baaq ku aaddan midnima...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa sheegay in dalka uu wajahayo marxalad adag oo dhinacyada siyaa...

18 Shaqaale oo laga badbaadiyey Markab ku caariyay Badda Muqdisho

Maamulka Dekedda Muqdisho ayaa sheegay in dhammaan 18-kii shaqaale ee saarnaa markabka MV JACUAR la badbaadiyey, kadib markii mark...

Madaxweyne Cirro oo Washington kulan qado-sharaf ah kula qaatay Hay’adda ICCF+Sawirro

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa magaalada Washington D.C. ka qayb galay kulan qado-sharaf ...

Laftagareen oo soo dhisay gole wasiirro cusub xilli uu Baydhabo ka maqan yahay

Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa soo dhisay gole wasiirro cusub, xill...

Ciidamo taabacsan Laftagareen oo lagu soo warramayo inay kusii jeedaan Buurhakaba

Ciidamo lagu sheegay inay taabacsan yihiin madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa lagu...

Duqeymo ka dhacay buuraha Calmadow ee Gobolka Sanaag

Duqeymo dhanka cirka ah ayaa la sheegay inay xalay ka dhaceen buuraleyda Calmadow ee gobolka Sanaag, iyadoo deegaankaasi uu ka mid...

.Soomaali Sweden ku nool oo dib-u-celin wajahaya

Qaar ka mid ah Soomaalida ku nool dalka Sweden ayaa wajahaya go'aanno dib-u-celin ah, gaar ahaan dadka aan haysan oggolaansho shar...

Cirro oo Capitol Hill kula kulmay Brian Mast iyo Mike Rounds

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maalintii labaad ee kulamadiisa Capitol Hill ee magaalada ...

IGAD oo Soomaaliya ugu baaqday wada-hadal loo dhan yahay si heshiis looga gaaro doorashooy...

Urur-goboleedka IGAD ayaa ku baaqay in dhinacyada siyaasadda Soomaaliya ay xoojiyaan wada-hadallada iyo is-afgaradka siyaasadeed, ...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News