HomeWararka

Wararka

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo akoonadeeda loo xirtay deyn darteed

NAIROBI (KAAB TV) - Shirkad dhismo oo Kenyan ah ayaa ku guuleysatay dacwad ka dhan ah Safaaradda Soomaaliya sababo la xiriira deyn...

Mas’uuliyiinta Baardheere oo Mamnuucay Indho-shareerka, iyadoo ay jiraan tallaabooyin cusu...

Gedo  (KAAB TV) - Mas’uuliyiinta maamulka degmada Baardheere ee gobolka Gedo oo boqolaal dadweyne ah isugu soo ururiyay degmadaas ...

Komiishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Soo Saaray Todoba Urur Siyaasadeed Oo Doorashada ...

HARGEYSA (KAAB TV) -Guddida Doorashooyinka Somaliland, ayaa si rasmi ah shahaadooyinka murrashaxnimada u guddoonsiiyey murrashaxii...

Geelle oo hambalyo diirran u diray Itoobiya

JABUUTI (KAAB TV) - Madaxweynha kelitaliyaha ah ee Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa hambalyo diirran u diray Itoobiya iyadoo ...

Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Somaliya Oo Magaalada Jowhar Kula Kulmay Saraakii...

Jowhar (KAAB TV) -Taliye ku xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka G/sare C/llaahi Aadan Xuseen ayaa kulan ballaaran la qaatay S...

Dowladda Itoobiya oo walaac kamuujisay dib uhabeynta lagu sameynaayo howlgalka midowga Afr...

Addis Ababa (KAAB TV) - Wasiirka Arrimaha Dibadda dowladda Itoobiya Danjire Taye Atske-Selassie ayaa xafiiskiisa magaalada Adis Ab...

Sweden oo 34,000 oo dollar ugu yaboohday qaxootiga ay ku jiraan Soomaalida si ay dalkooda ...

Sweden (KAAB TV) -Sweden ayaa lacag gaareysa 34,000 oo dollar ugu yaboohaysa qaxootiga oo ay ku jiraan Soomaalida, taasoo qeyb ka ...

Madaxda Galmudug iyo Puntland oo xoojiyay iskaashiga dhinacyada amniga iyo horumarka.

Galkacyo (KAAB TV) -Madaxda maamul goboleedyada Galmudug iyo Puntland Axmed Cabdi Kaariye iyo Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay s...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News