HomeWararka

Wararka

A U N waxaa magaalada Muqdisho xalay ku geeriyooday Sheek Ismaan Xidig

Muqdisho (KAAB TV) - Alaah ha u naxariistee waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday caalimka weynaa Sheekh Cusmaan Sheekh Cu...

Maamulka Somaliland oo baaq ka dhan ah DF udirtay beesha caalamka

Hargeysa (KAAB TV) - War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda Warfaafinta maamulka Somaliland , ayaa looga hadlay hubkii dhawaan mal...

Himilo Qaran: Hubka sharci darrada waxaa laga lahaa dano gaar ah oo lagu wax yeelaynayo sh...

Muqdisho (KAAB TV) -  Xisbiga Himilo Qaran ayaa war saxaafadeed kasoo saaray shubkii lagu qabtay Caabudwaaq. Xisbigu wuxuu aad ...

Ka ganacsiga sharci darrada ah ee Bariga Afrik Dawladaha taagta daran oo sii hurinaya ko...

Muqdisho (KAAB TV) - Waxa jira xaalado adkaysigooda wakhtigu keenay in aynu caadi ka dhigno oo aynu xataa illowno, inaga oo aan ka...

Go’itaanka tignoolajiyada baahsan oo carqaladeeya duulimaadyada bangiyada xarumaha ...

WELLINGTON (KAAB TV) - Tignoolajiyada caalamiga ah ayaa go’day duulimaadyadii bangiyada khadka tooska ah ka saaray iyo xarumaha wa...

Xuutiyiinta oo magaalada Tel Aviv ka geystay weeraro loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliy...

Tel Aviv (KAAB TV) - Weerar loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliye lahayn ayaa ka dhacay bartamaha Tel Aviv, saacadihii hore ee sa...

Banaanbaxyo rabshado watay oo ka dhacay dalka Bangladesh kaas oo khasaare dhaliyay

Bangldesh (KAAB TV) - Ugu yaraan 13 qof ayaa ku dhintay Khamiitii shalay, kaddib marki ay isku dhaceen kumannaan arday ah oo ku hu...

Madaxda Soomaalida iyo Canfarta oo ku dhawaaqay heshiis lagu xallinayo colaadaha ka taagan...

Addis Ababa (KAAB TV) -  Maamullada Canfarta iyo Soomaalida ayaa ku dhawaaqay heshiis lagu xallinayo colaadaha ka taagan deegaanna...

Ciidanka dowladda oo gacanta kudhigay gawaari shidaal uwaday Alshabaab iyo haween usocda A...

Masagaway (KAAB TV) - Ciidamada Xoogga Dalka ee ku sugan magaalada Masagaway ee gobalka Galgaduud ayaa saaka toogtay dagaalyahan k...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News