HomeWararka

Wararka

Itoobiyaanka kusugan magaalada Garoowe iyo deegannadeeda oo walaac xooggan lasoo darsay &a...

Garoowe (KAAB TV) - Maamulka magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa dhawaan amar ku bixiyay in magaalada isaga baxaan muwaa...

QM oo ku baaqday in la dhowro shaqaalaha caafimaadka ee caawiya dadka xadgudubyada galmada...

MUQDISHO, (Kaab TV) – Maalinta Caalamiga ah ee Ciribtirka Xadgudubyada Galmada ee Colaadaha, Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay...

La-taliyaha Amniga qaranka oo sheegay in Al-Shabaab Bilowday Vedio qorista luuqado badan....

MOGADISHU (KAAB TV) – Istaraatiijiyadda ka hortagga argagixisada ee dowladda Soomaaliya ayaa si weyn u wiiqday hanaankii ay Al-Sha...

Dowladda Imaaraadka Carabta oo lagu eedeeyay in ay ka dambeyso colaada Suudaan kataagan

Khartoum (KAAB TV) - Dalka Sudan waxaa muddo sannad ka badan ka socda dagaal sokeeye oo galaaftay nolosha dad aad u badan, waxaa s...

Hogaamiyihii ugu sareeyay Daacish oo la sheegay in uu u socdaalay Soomaaliya Mareykanka o...

MOGADISHU (KAAB TV) – Mareykanka ayaa sare u qaaday inuu diirada saaro la dagaalanka kooxaha ka dagaalama Soomaaliya xilli ay soo ...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka sameeyay Gobolka Hiiraan.

BULA BURDE (KAAB TV) –ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa waxa ay dhaq dhaqaaqyo ciidan ka bilaabeen deegaanada ku teedsan de...

Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo sare u qaaday wax ka qabashada cudurka daacuunka iyad...

MOGADISHU (KAAB TV) – Soomaaliya iyo Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa sheegay Talaadadii inay sare u qaadeen wax ka qabashad...

Hoggaamiyaha Ruushka oo booqasho ku tagay Kuuriyada Waqooyi.

MOGADISHU (KAAB TV) – Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa goor hore oo arbaca ah gaaray Kuuriyada Waqooyi, ka dib markii uu s...

Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay hogaamiyihii ugu muhiimsanaa burcad badeeda howlgal...

Garowe (KAAB TV) -  Ciidamada Booliska Puntland iyo kuwa Soomaaliya ayaa howlgal ka dhan ah burcadbadeedda ka sameeyay magaalada G...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News