HomeWararka

Wararka

Askari ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka oo lagu dilay duleedka Ceel Baraf

Warar murugo leh ayaa kasoo baxaya deegaanka Ceel Baraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kaddib markii la sheegay in askari ka tirsan...

Xasan Sheekh Maxamuud xaaladdiisa oo su’aalo laga keenay

Su’aalo cusub ayaa ka dhashay xaaladda caafimaad iyo halka uu ku sugan yahay Xasan Sheekh Maxamuud, kaddib markii ay soo baxeen wa...

Itoobiya oo dooneysa inay AUSSOM ku yeelato saameyn ka weyn ciidamadeeda

Itoobiya ayaa muddo ka badan toban sano ciidamo ku lahayd Soomaaliya, iyadoo ka mid ahayd dalalka ugu muhiimsan ee ciidamada howla...

Switzerland oo Muqdisho kusoo celineysa Soomaali dhaawac qaba

Dowladda Switzerland ayaa lagu wadaa inay Khamiista, 10-ka Sebtembar 2026, Muqdisho kusoo celiso muwaadin Soomaali ah oo dhaawac c...

Shabaab oo Maanta la wareegay deegaano ku dhow Carbiska

Warar laga helayo duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab ay saaka la wareegeen deegaano k...

AFRICOM oo Xaqiijisay Duqeymo Lagu Beegsaday Al-Shabaab

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika ee AFRICOM ayaa xaqiijiyay in ciidamada Mareykanka ay Soomaaliya ka fuliyeen duqeyn cirka a...

Weerar Hoobiyeyaal ah oo lagu qaaday Xerada Ciidamada Dowladda Federaalka ee Baardheere

Wararka laga helayo degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in kooxda Al-Shabaab ay weerar ku bilowday hoobiyeyaal ku qaa...

Qarax Dhulka Lagu Aasay oo Dhimasho iyo Dhaawac ka Geystay Beledweyne

Qarax dhulka lagu aasay ayaa saaka ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, gaar ahaan xaafadda Buundo-weyne, ag...

Dhaqdhaqaaq Ciidan oo Xooggan oo Saaka laga Dareemayo Duleedka Baydhabo

Dhaqdhaqaaq ciidan oo xooggan ayaa saaka laga soo sheegayaa qaybo ka mid ah magaalada Baydhabo iyo duleedkeeda, iyadoo xaaladda am...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News