HomeWararka

Wararka

Amaahda Shiinaha oo dib u dhac ku keentay wada-hawlgalayaasha Ecop.

NAIROBI (KAAB TV) – In ka badan hal sano tan iyo markii maalgeliyeyaasha Shiinaha iyo kuwa horumariya Tubta Saliidda Crude ee Bari...

Midowga Afrika oo sheegay bixitaanka ciidamada ATMIS soomaali aysan u keeni doonin qalqal ...

Jowhar (KAAB TV) -Ambassador Mohamed El-Amine Souef, ayaa booqasho ku tagay dhawaan Hirshabeelle si uu shacabka Soomaaliyeed ugu q...

Shil tareen oo ugu yaraan siddeed qof ku dilay bariga Hindiya.

Hindiya (KAAB TV) -yaraan siddeed qof ayaa ku dhintay tobanaan kalena way dhaawacmeen ka dib markii tareen xamuul ah uu ku dhacay ...

Wasiirka Difaaca Kenya Oo Ka Hadlay Kor U Qaadista Amniga Gudoomiyaasha Gobolada.

Nairobi (KAAB TV) - Dadaal wadajir ah oo lagu xoojinayo ammaanka gobollada soohdinta la leh Soomaaliya, ayaa Wasiirka Gaashaandhig...

Ciidanka xoogga dalka oo garab kahelaya saaxiibada caalamiga ah oo weerar dhinaca cirka ka...

Galgaduud (KAAB TV) - Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo garab ka helayay ciidamo caalami ah, ayaa xalay weerar dhinaca cirka ah ...

Saameynta Fatahaadii Beledweyne ku yeelatay Dalagyada Beeraha iyo suuqyada Beledweyne{sawi...

Baledweyne (KAAB TV)- Muddoyinkii ugu dambeeyey waxaa hoos u dhac uu ku yimid wax soo-saarkii beeraha ee dagaanada hirshabeele kad...

Wasiirka warfaafinta Somaliland oo baaq cabasho kadhanka DF udiray Qaramada Midoobay

Hargeysa (KAAB TV) - Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cali Xasan Maxamed Cali Mareexaan’ ayaa  ugu baaqay hay’adaha caalamiga ah ee...

Wadamddii kaqeyb galay shirkii Nabadda Switzerland oo badankood iska diiday in saxiixaan b...

Switzerland(KAAB TV) - Ku dhawaad 80 wadan oo ka mid ah ilaa 100 waddan oo labadi maalin ee lasoo dhaafay shir caalami ah uu uga s...

Ciidamo horleh oo la geeyay degmada Balcad ee gobolka shabeelaha dhaxe.

BALCAD (KAAB TV) -Ciidamo ka tirsan kuwa milatariga Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay la geeyay degmada Balcad ee gobolka S...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News