HomeWararka

Wararka

Soomaaliya waa in ay dalka ka saarto ciidamada Itoobiya haddii aan la baabi’in heshi...

MUQDISHO (KAAB TV) - Dowladda Soomaaliya ayaa dalka ka saari doonta kumannaan ka mid ah ciidamada Itoobiya ee ku sugan gudaha dalk...

Xaniifa Xaabsade ” Dagaalka Bardaale waxaa hurinaya Madaxd sare ee Koofur galbeed.

MUQDISHO (KAAB TV) - Xiisada Dagaal ee maalmihii ugu dambeysay ka jirtay Magaalada Bardaale ee Gobolka Baay ayaa yeelatay waji ka ...

Guddoomiyaha Gobolka oo bogaadiyay joojinta colaadaha xadka ee Gaarisa iyo Isiolo.

Nairobi (KAAB TV) –  Guddoomiyaha Gaarisa Mohamed Mwabudzo ayaa ku bogaadiyay dadka ku nool magaalooyinka xuduudka ah ee ismaamulk...

Ciidamo Hor Leh oo Ka Socda Itoobiya oo Usoo Talaabay Gudaha Soomaaliya.

ADDIS ABABA (KAAB TV) –Wararka naga soo gaaraya deegaanada dhaca xadka Soomaaliya ayaa sheegaa in maanta ay kasoo tallaabeen ciida...

Madaxweynayaasha Ruto iyo Samia oo heshiisyo ganacsi la yeeshay Kuuriyada Koonfureed.

Nairobi (KAAB TV) –  Hogaamiyayaasha Bariga Afrika ayaa filayaa in ay xiriiro heshiisyada ganacsi ee ay la yeeshaan Kuuriyada Koon...

Dooda Ku Saabsan Ka Bixitaanka Ciidamada Itoobiya Ee Soomaaliya Oo Sii Xoogaysanaysa.

MUQDISHO (KAAB TV) - Hadalkii uu dhawaan ku dhawaaqay La-taliyaha Amniga Qaranka Somalia, Xuseen Sheekh Cali, ee ahaa in Ciiddanka...

Kuleyl oo ku dilay in ka badan 50 qof gudaha Hindiya saddex maalmood gudahood.

Hindiya (KAAB TV) -In ka badan 50 qof ayaa ku dhintay dalka Hindiya saddexdii maalmood ee la soo dhaafay iyadoo kulayl ba’an uu we...

Dowladda Itoobiya oo sheegtay in marna aysan kalaaban doonin damacooda ku aadan Badda Cas

Addis Ababa (KAAB TV) - Dowladda Itoobiya ayaa warkale kasoo saartay heshiiskii badda oo ay mar kale ku celisay in aysan marnaba k...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News