HomeWararka

Wararka

Shacab lagu laayay Tuulada Waydkaal ee gobolka Afdheer ee DDSI

Afdheer (KAAB TV) -Sida ay wararku nagu soo gaarayaan dad shacab ah ayaa lagu laayay tuulada Waydkaal ee Degmada  Baaray oo ka...

Ciidanka Israel oo Taangiyo dulmariyay shacab si qasab ah looga saaray Isbitaalka Al-Shifa...

Israaiil (KAAB TV) - Ciidanka Yuhuudda oo muddooyinkii u dambeeyay samaynayay tallaabooyin foolxumo badan oo ka dhan ah xuquuqda a...

Xamse “Dastuurku wuxuu ku jira gacan aamin ah waana in looga dambeeyo hay’adaha shaq...

MUQDISHO (KAAB TV) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa si faahfaahsan uga hadlay arrima...

Burcad badeeddii lagu qabtay markabka MV Ruen oo laga dajiyay Mumbai si loo maxkamadeeyo

Mumbai (KAAB TV) -  Markab kuwa dagaalka ah oo lagu magacaabo INS Kolkata, oo siday 35-burcad-badeed ah oo lagu soo qabtay how...

Madaxweyne xasan oo ka hadlay wax ka badalka dastuurka soomaaliya.

Muqdisho (KAAB TV)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo maanta khudbad dheer salaadii Jimcaha kaddib ka jeediyay masjidka Mada...
00:23:50

VIDEO: Sheekh Shariif oo 3 arrimood uga digay Xasan Sheekh

MUQDISHO (KAAB TV) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa digniin culus u jeediyay Xasan Sheekh Max...

Museveni oo wiilkiisa u magacaabay taliyaha ciidamada

Kampala  (KAAB TV) -  Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa wiilkiisa General Muhozi Kainrugaba u magacaabay taliyaha ciidamada...

Puntland oo markale si kulul uga hadashay arrimaha wax ka badalka Dastuurka

Garowe (KAAB TV) - Wasiirka Wasaaradda Cadaalada arrimaha Diinta iyo Dastuurka maamulka Puntland Maxamed Cabdiwahab ayaa si kulul ...

Qaramada Midoobay: “Dad badan ayaa dhib wayn u maraya helitaanka Biyo Nadiif ah”

Warbixin kooban oo kasoo baxday Qaramada Midoobay ayaa looga hadlay Maalinta loo gaarka yeelay ee Biyaha Adduunka oo sanad weliba ...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News