HomeWararka

Wararka

Baarlamaanka Carabta oo Ballanqaaday Dadaallo Siyaasadeed oo Lagu Taageerayo Amniga iyo Xa...

MUQDISHO (Kaab TV) - Baarlamaanka Carabta ayaa ku dhawaaqay inuu qaadayo tallaabooyin siyaasadeed oo heer gobol iyo heer caalami a...

Jubaland oo sheegtay in xaalad bini’adamnimo oo adag ay ka dhalatay weerarkii Al-sha...

KISMAAYO (Kaab TV) - Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka ee Dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa soo saartay baaq degdeg ...

Kaalinta UAE ee amniga iyo horumarinta Puntland oo si weyn loo amaanay

GAROWE (Kaab TV) - Iyadoo ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Muqdisho isku dayayso inay caqabado hor dhigto dadaallada horumarin...

KUDHAA: Faahfaahinta weerarkii Al-Shabaab oo geystay khasaare dhimasho badan

KISMAAYO (Kaab TV) - Ciidamada Jubaland ayaa maanta oo Jimce ah sii waday nadiifinta miinooyin ay ka tageen maleeshiyaadka Al-Shab...

Madaxweynaha Somaliland oo fursado maalgashi usoo bandhigay Eric Trump

Switzerland (Kaab TV) -Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa ka qaybgalay Shirka Dhaqaalaha Addu...

Al-Shabaab oo ku dhawaaqday guddi u qaabilsan gurmadka abaaraha

MUQDISHO (Kaab TV) - Kooxda Al-Shabaab ayaa ku dhawaaqday guddi cusub oo ay sheegeen inuu ka shaqeyn doono gurmadka abaaraha ka ji...

Turkiga oo Soomaaliya u Tababaraya Ciidamo cusub

MUQDISHO (Kaab TV) -Dowladda Turkiga ayaa Soomaaliya u tababaraysa Ciidamo cusub oo loo dhammaystirayo qalabka ay ku howlgalayaan ...

Madaxweyne Xasan sheikh oo maanta lagu wado inuu safar ku tago Addis Ababa

MUQDISHO (Kaab TV) - Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la filayaa inuu maanta ambabaxo magaalada Addis...

Jubbaland oo shaacisay iney si buuxdo ula wareegtay gacanta ku heynta magaalada Kudhaa

Jubbada Hoose  (Kaab TV) Ciidamada Kumaandooska Danab iyo kuwa Daraawiishta maamulka Jubbaland ayaa goordhaw si rasmi ah ula waree...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News