Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

SO | EN

Meydka hoggaamiyihii Xamaas Ismaaciil Haniya oo maanta lagu wado in Janaasada lagula tukado magaalada Tehran

|

Tehran (KAAB TV) – Waxaa maanta oo Khamiis ah lagu wadaa in salaada Janaasada magaalada Tehran lagula dukado meydka Allaha u Naxariistee hoggaamiyihii ururka Xamaas Ismaaciil Haniya, oo habeen hore lagu dilay weerar qorsheysan oo ka dhacay gudaha magaalada Tehran ee caasimadda Iran.

Sidoo kale, hoggaamiyaha ugu sarreeya dalka Iran, Ayatollah Ali Khamenei, ayaa tujin doona salaad Janaasad oo maanta lagu dukan doono meydka Haniya , waxaana salaada Janaasada la filayaa in ay kasoo qeyb galaan madax katirsan dowladda Iran iyo dadweyne ka murugeysan dilka Haniya.

Dhanka kale, meydka hoggaamiyihii siyaasadda ururka Xamaas Ismaaciil Haniya, ayaa marka Janaasada lagu dukado kaddib lagu wadaa in loo qaado magaalada Doha ee caasimadda dalka Qatar , halkaas oo la filayo in lagu aaso meydka marxuumka.

Hoggaamiyaha Xamaas Ismaaciil Haniya ayaa inta aan la delin kahor deganaa muddo sannado ah dalka Qatar uu ka heestay magangelyo, waxaana hoggaamiyahan lagu dilay magaalada Tehran uu u tagay ka qeyb galka caleemo saarka Madaxweynaha cusub ee Iran.

Ugudambeyn, dilka hoggaamiyaha Xamaas ayaana abuuray cabsi laga qabo in dagaal ka qarxo Bariga Dhaxe, dowladda Iran ayaana ku hanjabtay in jawaab kulul ka bixin doonto weerarka Isra’iil ka fulisay gudaha dalkeeda kuna dishay hoggaamiyaha Xamaas.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News