MUQDISHO (Kaab TV) – Shacabka Muqdisho qaarkood ayaa dhaliilay tallaabooyinka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan duulaanka Jubbaland, iyagoo sidoo kale dhaliilay heshiiska ay Dowladda la gashay Itoobiya.
Copyright © 2024 Kaab TV – All Rights Reserved.