SO | EN

SO | EN

WARBIXIIN: Fursad dhalinyarada u noqotay shaqo abuur, gaadiidleydana u yareysay baahida garaashyadda

|

Muqdisho (KAAB TV) – Dhallinyarada Soomaaliyeed oo 75% lagu qiyaaso in ay yihiin laf dhabarta bulshada ayaa ah kuwa ugu badan ee wajahaya shaqo la’aanta baahsan ee kajirta dalka, iyagoon noqday kuwa tahriibay oo ku dhamaaday badaha, iyo kuwo aamminay dalkooda oo shaqo abuur ku sameysatay.

Kaabtv ayaa u kuur galay xaalada iyo shaqada dhallinyaro ku shaqeysato xirfada tolista bacaha mootooyinka, garaaseynta cagaha gawaarida taasi oo ah shaqo adag balse unoqotay mid ay ka maareeyaan nolosha qoysas badan.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News