Garoowe (KAAB TV) – Magaalada Garoowe ee caasimada maamulka Puntland ayaa maanta siweyn looga xusay maalinta caalamiga ah ee xuquuqul insaanka adduunka, kaas oo sannadka 19 August loo asteeyay in dunida laga xuso.
Sidoo kale, munaasabada xuska oo ay kasoo qeyb galeen mas’uuliyiin katirsan maamulka Puntland ayaa sheegay in xuquuqul insaanka uu yahay mid muhiim ah islamrkaana ay tahay la ilaalilyo xuquuqda qofka bani’aadamka ah.

