Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

SO | EN

Qarax subaxnimadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho

|

Muqdisho (Kaab TV) – Faahfaahino dheerad ah ayaa kasoo baxaya qarax arroornimadii maanta ka dhacay maagalada Muqdisho kaas oo lagu xiray gaari nooca raaxada ah ee looyaqaano Parado.

Qaraxan oo ahaa nooca miinada lagu dhajiyo gawaarida ayaa ka dhacay agagaarka Saldhiga degmada Waaberi.

Wararka ayaa sheegaya gaariga lagu dhajiyay miinada in uu lahaa nin lagu magacaabo Axmaad Garaar, kaasi oo ah Xoghayaha xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.

Sidoo kale waxaa burbur xoogan soo gaaray gaariga lagu dhajiyay miinada kaasi oo marayay waddada Maka Al-Mukarama.

Wararka ayaa intaas kusii daraya in ninkii watay gaarigan uu dhaawac xooggan soo gaaray kadib loola cararay Isbitaalada kuyaala magaalada Muqdisho.

Majirto cid sheegatay qaraxan sidoo kale dhanka laamaha amaanka dowladda  Soomaaliya wali kama aysan hadlin qaraxaan.

Qaraxa kadib waxaa dib usoo laabtay isku socodka dadka iyo gaadiidka xaalada ayaa haatan ah mid dagan.

Weerarkan ayaa imaanaaya, ayada maalmihii lasoo dhaafay ay daganeyd xaaladda magaalada Muqdisho marka loo fiiriyo xilliyadii hore oo ay ka dhici jireen weeraro joogta ah.

Hasayeeshee, kooxda Al-Shabaab ayaa haatan culeys xoogan soo saartay magaalada Muqdisho, kadib markii ay la kulantay dagaallada culus ee kaga socda koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.

 

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News