HomeWararka

Wararka

Madasha Samatabixinta oo dowladda ku dhaliishay dhulboobka

Xubnaha Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed oo galabta shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa qaylo dhaan culus kasoo saaray dhulb...

AUSSOM: Maxay Masar uga dan leedahay Soomaaliya?

Hadallada iyo dhaq-dhaqaaqyada diblomaasiyadeed ee Masar ee Soomaaliya ayaa sanadihii ugu dambeeyay si weyn u kordhay. Qaahira wax...

Waa kuma Hasan Rafet Atar? Ninka Turkiga ah ee lagu qabtay buuraha Calmiskaad

Warbixinno laga helay ayaa dib u soo bandhigay xogta ku saabsan Hasan Rafet Atar, oo ah muwaadin asal ahaan Turki ah, kuna dhashay...

Xasan Sheekh iyo Saciid Deni oo xalay ku wada hoyday Gaalkacyo?

Magaalada Gaalkacyo ayaa saacadihii lasoo dhaafay noqotay goob si weyn looga hadal hayo, kaddib warar sheegaya in Xasan Sheekh Max...

AUSSOM oo howlgal amni ka sameeyay waddada Ceelgaal

Ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya ee AUSSOM ayaa howlgal miino-baaris ah ka sameeyay waddada isku xirta magaalada Baladweyne,...

Saameynta Dhaqaale ee Deeqaha Laga Jaray Soomaaliya ku Yeesheen Warbaahinta

Hoos u dhaca ama hakadka ku yimid qaar ka mid ah deeqihii iyo mashaariicdii lagu taageeri jiray Soomaaliya ayaa saameyn dhaqaale k...

Heshiiskii Axmed Madoobe iyo Cabdirashiid Janan oo Nairobi lagu dhammaystirayo

Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa maanta ka bilaabanaya kulamo iyo wadahadallo lagu dhammaystirayo heshiis la xiriira khilaaf...

Waa Sidee Saakay Xaaladda Baydhabo Ka Dib Dagaalkii Shalay Dhacay?

Magaalada Baydhabo dagaal culus ayaa shalay ka dhacay qaybo badan oo magaalada ah, kaas oo dhexmaray ciidamo taabacsan Dowladda Fe...

Markab xamuul ah oo lagu afduubtay xeebaha Soomaaliya

Markab xamuul ah ayaa lagu afduubtay meel ka baxsan xeebaha Soomaaliya, kaddib markii siddeed nin oo hubeysan ay fuuleen markabka,...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News