HomeWararka

Wararka

Puntland oo hoteellada ka mamnuucday lamaanayaasha aan haysan shahaadada guurka

Maamulka Puntland ayaa soo saaray amar ku wajahan goobaha hoyga sida hoteellada, apartment-yada iyo guest house-yada, kaas oo lagu...

Hirshabelle oo loollan siyaasadeed wajahaysa, Abgaal iyo Xawaadle oo isku haya madaxtinnim...

Xaaladda siyaasadeed ee Hirshabelle ayaa mar kale waxaa ka jira dood ku saabsan mustaqbalka hoggaanka maamulka, iyadoo aragtiyo ka...

Kenya oo kordhisay howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee xadka Soomaaliya

Dowladda Kenya ayaa kordhisay howlgallada amni ee ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda deegaannada ku dhow xadka ay la wadaagto Soo...

Wafdi Qaramada Midoobay ah oo ku wajahan Laascaanood

Wafdi ka socda Qaramada Midoobay ayaa ku wajahan magaalada Laascaanood, xarunta maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, si uu u qiimeeyo...

Laba hoobiye oo ku dhacay agagaarka Madaxtooyada uu degan yahay Xasan Sheekh

Xaaladda amni iyo siyaasadeed ee bartamaha Soomaaliya ayaa sii xoogeysaneysaa xilli Xasan Sheekh Maxamuud uu ku sugan yahay Dhuusa...

Ruth Anne Stevens-Klitz oo loo magacaabay Ku-xigeenka Madaxa Safaaradda Mareykanka ee Soom...

Dowladda Mareykanka ayaa Ruth Anne Stevens-Klitz u magacawday Ku-xigeenka Madaxa Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya (Deputy Chief...

Muqdisho: Guryo la burburinayo iyo cabasho shacabka ka dhex dhalatay

Magaalada Muqdisho waxaa mar kale soo baxay walaac iyo cabashooyin la xiriira burburinta dhismayaal iyo guryo ay deganaayeen dad s...

Murugo ka taagan Qabuuraha Asluubta: Ehelada oo ka cabanaya in meydadka laga saarayo

Xaalad murugo iyo walaac leh ayaa ka taagan qabuuraha Asluubta ee magaalada Muqdisho, kaddib markii ay soo baxeen warar sheegaya i...

Xarunta Xisbiga JSP ee Muqdisho oo laga jartay korontada iyo biyaha

Xaalad dhaqaale iyo maamul xumo ayaa la sheegay inay ka jirto xarunta Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee magaalada Muqdish...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News