HomeWararka

Wararka

WARKA KAAB TV: 08/06/2026

WARKA KAAB TV: 08/06/2026 https://youtu.be/zAG355dGlbI?si=xuNvjWTSUbjbh9qu

Xiisada siyaasadeed ee Soomaaliya oo saameeyay maalgashi kadib howlgal hotelka Elite

MUQDISHO (Kaab TV) –Xiisadaha siyaasadeed ee sii kordhaya ee Soomaaliya ayaa sare u qaaday walaaca laga qabo kalsoonida maalga...

Haweenka Soomaaliyeed oo Xasan Sheekh ugu baaqay inuu wada hadal la yeesho mucaaradka

MUQDISHO (Kaab TV) –Shirweynaha qaran ee codka haweenka Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, ayaa ugu baaqay ...

Farmaajo: Soomaaliya waxay gashay qalqal siyaasadeed oo halis ku ah amniga iyo midnimada c...

MUQDISHO (Kaab TV) –Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa sheegay in dalka uu galay marxalad qalqal...

Xisbiga Himilo Qaran oo sheegay in eedeymaha hubka ay yihiin marin-habaabin

MUQDISHO (Kaab TV) –Xisbiga Himilo Qaran, ayaa si adag u beeniyay eedeymo dowladda Federaalka Soomaaliya ka soo yeeray oo ku saabs...

Ciidamo ka tirsan Birmadka Puntland oo ka cabanaya mushaar la’aan oo gadood ka samee...

Garowe(Kaab TV) –Ciidamo ka tirsan kuwa Birmadka Puntland ayaa saaka gadood ka sameeyay Taliska 54-aad ee duleedka magaalada Garow...

Ciidamo Macawiisleyda oo gaaray Cadale iyo iska horimaad ka dhacay Duleedka Muqdisho

MUQDISHO (Kaab TV) –Ciidamo ka tirsan Macawiisleyda oo xalay ka baxay deegaanka Gubadley ee gobolka Banaadir ayaa  si nabad ah  wa...

Cabdullaahi Maxamed Nuur oo sheegay in ay ciidamo dowladda ka socda xoog kula wareegeen ho...

MUQDISHO (Kaab TV) –Wasiirkii hore ee amniga Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur, ayaa ku eedeeyay ciidamada dowladda Federaalka i...

Xeebta Liido oo xiran maalintii 4-aad

MUQDISHO (Kaab TV) –Xeebta Liido oo ah goobta ugu ballaaran Dalka ee Kulmisa Dalxiisayaasha Gudaha iyo Dibadda ayaa xiran maalinti...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News