HomeWararka

Wararka

Xamse Barre oo xil ka qaaday Wasiirro kuwa cusubna magacaabay.

Muqdisho (KAAB ) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS, Xamse Cabdi Barre ayaa sameeyey isku shaandeyn kooban oo Golaha Wasiirada ah....

Dhageyso:- Maamulka gobolka Hiiraan oo ku baaqay in laga qeyb qaato dhismaha saldhiga iyo ...

Jalalaqsi (kaab tv )-Gudomiyaha Gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Maalin Sufurow iyo Saraakiisha Ciidamada Booliska Gobolka Hiiraa...

Golaha ammaanka Qaramada Midoobay oo maanta kulan xasaasi ah kayeelanay xiisada Itoobiya i...

Roma (KAAB TV) - Golaha ammaanka Qaramada Midoobay ayaa lafilayaa in kulan xasaasi ah ey kayeeshaan xiisada siyaasadeed ee hatan u...

BOOLISKA oo farriin culus diray, kahor ciyaarta Galmudug iyo HirShabelle.

Muqdisho (kaab tv ) – Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa waxaa maanta lagu wadaa in lagu soo gabagabeeyo tartanka ciy...

Xubno ka tirsan AS oo lagu dilay magaalada Buq-aqable ee gobalka Hiiraan.

Baladwyne (KAAB TV) –   Dowlad Soomaaliya ayaa sheegtay hawgalka ka dhacay magaalada Buq-aqable ee gobalka Hiiraan ee dowlad gobal...

Golaha Ammaanka oo lagu wado inuu kulan degdeg ah ka yeesho xiisadaha Soomaaliya iyo Itoob...

New York (kaab tv ) – Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa inay kulan deg-deg ah ka yeesheen xiisadda diblumaa...
00:14:55

WARKA KAAB TV – 28-01-2024

Madaxweynaha Soomaaliya oo dalka Talyaaniga uga qeyb galaya shirka ITaly iyo Afrika.

Muqdisho (KAAB TV) –  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u safray dalka Talyaaniga, isagoo ka qeyb galaya s...

Burcad-badeedda Soomaalida oo afduubtay Markab kalluumaysi oo laga leeyahay dalka Sri lank...

Sri Lanka (KAAB TV)   Koox looga shakisan yahay inay yihiin Burcadbadeed Soomaali ah ayaa fuulay oo afduubtay markab kalluumeysi o...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News