HomeWararka

Wararka

Madaxweyne Kuxigeenka maamulka Jubbaland oo maamul cusub u magacaab degmada Luuq

Kismaayo (KAAB TV) - Madaxweyne kuxigeenka maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa warqad uu soo saaray ugu magacabaay maamul...

Wasaaradda arrimaha dibadda dalka Turkiga oo kahadashay qaraxii maanta kadhacy Turkiga

Ankara (KAAB TV) - Wasaaradda arrimaha dibadda dalka Turkiga ayaa sheegtay in maanta qarax lala beegsaday meel udhow xarunta baarl...

Xulka Kubada Cagta Somalia oo kudhawaaqay liiska xulka kumatali doona Koobka Aduunka

Muqdisho (KAAB TV) - Tababaraha xulka Kubbadda cagta Soomaaliya Rachid Lousteque ayaa goordhaw  ku dhawaaqay liiska hordhaca ah ee...

Xeer Ilaalinta oo dalbatay sii haynta muwadiin Maxkamad ay sii daysay- DULMI

Muqdisho (KAAB ) waxa lagu tilmaamay wax sharciga ka fog in xabsiga lagu sii hayo masuuliyiin lagu waayay eed la xiriirta musuq ma...

Mahad Salaad oo loo diiday Galmudug –Shaki badan oo uu qabo Qoorqoor

Dhuusamareeb (KAAB TV)  - Ka dib weerarkii waxyeelada ay ka soo gaartay Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa wa...

Qarax ismiidaamin oo kadhacay magaalada Ankara ee dalka Turkiga

Ankara (KAAB TV) - Nin isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa la sheegay inuu abaarihii 9:30 daqiiqo ee barqanimadii maanta oo Axad ...

Madaale oo si deg deg ah loogu yeeray magaalada Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (KAAB TV) - Guddoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf Madaale iyo xubno la socda ayaa goordhaw gaaray Magaalada Dhuusamare...

XOG: Xasan Sheekh oo quus u soo muujiyay mucaaradka KGS

Dhuusmareeb (KAAB)  Magaalada Dhuusmareeb ee gobolka  Galgaduud waxaa kulan saacado socday ku dhaxmaray xubno ka socda maamulka ko...

Muqdisho oo saaka ku waabariisatay Madaafiic lagu garaacay iyo wararkii ugu dambeeyay

Muqdisho (KAAB TV) - Waxaa saakay xaafadaha magaalada Muqdisho qaarkood lagamaqlay madaafiic kusoo dhaceysa qaar kamid ah degmooyi...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News