HomeWararka

Wararka

Yaasiin Farey oo Xog ka bixiyay dagaalkii Budbud

Dhuusamareeb (Kaab TV)– Xilildhibaan Yaasiin Cabdullaahi Maxamuud (Yaasiin Farey) oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya, kuna su...

Xabad joojintii Sudan oo fashilantay iyo barakac ka billowday Khartoum

– Kumannaan qof ayaa Arbacadi maanta ka qaxay caasimadda Sudan ee Khartoum, kaddib marki uu dagaalka u dhaxeeya millatariga iyo xo...

Booliiska oo 5 sarkaal ku qabtay garoonka Muqdisho kadibna xiray

Muqdisho (Kaab TV) – Ciidamada ammaanka e dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Boolisks oo howlgal gaar ah sameeyay ayaa garoonka ...

Ciidamada ammaanka oo xiray qaar kamid ah waddooyinka magaalada Muddisho

Muqdisho (Kaab TV) – Ciidamada ammaanka ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta lasoo dhoobay qaar kamid ah waddooyink...

Faah-faahin laga helayo dil argagax leh oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Kaab TV)– Warar dheeraad ah ayaa laga helaya dil goor sii horeysay ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo koox burcad ah...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Sudan oo kasii dareysa

Khartoum (Kaab TV)– Dagaal ayaa weli ka socda dalka Sudan maalintii shanaad, iyadoo ciidamada Sudan iyo xoogagga taageerada degdeg...

GORGOR oo burburisay maxkamadihii Al-Shabaab

Awdheegle (Kaab TV) – Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgallo qorsheysan oo ay maanta ciidamada Gorgor, gaar ahaan guu...

Saameynta uu dagaalka Laascaanood ku yeeshay Somaliland oo korodhay

Burco (Kaab TV) – Saameynta ka dhalatay dagaalka bishii saddexaad ka socda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa sii korodhay...

Iran oo caasumaad u dirtay boqor Salmaan Bin Cabdulcasiis

Tehran (Kaab TV) – Iran ayaa sheegtay inay si rasmi ah ugu casuuntay Boqorka Sacuudiga Boqor Salmaan inuu booqasho ku yimaado Tehr...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News