HomeWararka

Wararka

00:03:30

Ciidamada Laftagareen: Sarkaal naga goostay ayaa la baxsaday gaadiid dagaal, Baydhabona wa...

Afhayeenka ciidamada taabacsan Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), Ugaas Xasan Maxamed, ayaa sheegay in laba illaa saddex gaa...

Al-Shabaab iyo Hormuud Telecom oo isgaarsiinta u fasaxay qeybo ka mid ah Shabeellaha Hoose...

Kooxda argagixisada ee Al-Shabaab ayaa oggolaatay in dib loo furo xarumaha isgaarsiinta ee shirkadda Hormuud ee ku yaalla deegaann...
00:12:49

WARKA CAAWA EE KAAB TV 22-07-2026

Ku soo dhowaada wararka caawa ee Kaab TV oo toos idinkaga imaanaya magaalada Muqdisho, caawa oo ah 22/07/2026.

Qaramada Midoobay oo sheegtay in ku dhawaad 3.8 milyan oo qof ay ku barakaceen Soomaaliya

Hay’adaha gargaarka ayaa ka digay in xaaladda bani’aadannimo ee Soomaaliya ay sii xumaan karto, iyadoo isku biirsaday dhimista maa...
00:08:04

WARKA KAAB TV 22/07/2026

Ku soo dhowaada wararka subaxnimo ee Kaab TV maanta oo ah Arbaco 22/07/2026.

Dalalka Midowga Afrika oo ka digay in howlgalka AUSSOM uusan sii jiri karin weligiis

Qaar ka mid ah dalalka xubnaha ka ah Midowga Afrika ayaa sheegay in howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliy...

Turkida oo ka walaacsan in ciidankooda loo adeegsado dagaalka Al-Shabaab

Xildhibaanada Baarlamaanka Turkey ayaa shalay dood ka yeeshay kordhinta muudada ciidankooda jooga Soomaaliya, iyada oo xukuumadda ...

Dhageyso: Puntland oo Dowladda Deegaanka Soomaalida Itoobiya ku wareejisay eedeysane dil l...

Ciidanka Booliska Puntland ayaa ku wareejiyay laamaha amniga ee Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS), Xiddig Siciid Sheekh Xirsi, kaa...

Guutada 14 Oktoobar oo dejiyay xiisad ka taagneyd dhul beereed Marka iyo Janaale

Ciidan ka tirsan Guutada 14-ka Oktoobar ee Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa ku guuleystay inay dejiyaan xiisad s...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News