HomeWararka

Wararka

Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Xerada Damaanyo, ciidamo tababar ku soo qaatay Turkiga oo ...

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray Xerada Damaanyo, halkaas oo uu kula hadlay ciidamo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaa...

Waddooyin ka mid ah Muqdisho oo la xadiday, shacabka oo walaac ka muujiyay

Qaar ka mid ah waddooyinka magaalada Muqdisho, gaar ahaan jidka u dhexeeya Sayidka iyo KM4, ayaa maanta lagu arkayaa ciidamo iyo g...

Dhaqdhaqaaq ciidan oo laga soo sheegayo duleedka Baydhabo

Dhaqdhaqaaqyo ciidan oo xooggan ayaa laga soo sheegay deegaanno ku dhow magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, iyadoo xaaladda...

Cirro oo Washington u tegay dadaallo la xiriira aqoonsiga Somaliland

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa booqasho ku jooga magaalada Washington ee dalka Mareykanka, ...

Hirshabeelle iyo fashilka xalinta colaadaha beelaha: Cali Guudlaawe xaggee ayuu ka taagan ...

Dowlad-goboleedka Hirshabeelle ayaa mar kale wajahaya su’aalo culus oo ku saabsan amniga, wadajirka bulshada iyo awoodda maamulka ...

Askari ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka oo lagu dilay duleedka Ceel Baraf

Warar murugo leh ayaa kasoo baxaya deegaanka Ceel Baraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kaddib markii la sheegay in askari ka tirsan...

Xasan Sheekh Maxamuud xaaladdiisa oo su’aalo laga keenay

Su’aalo cusub ayaa ka dhashay xaaladda caafimaad iyo halka uu ku sugan yahay Xasan Sheekh Maxamuud, kaddib markii ay soo baxeen wa...

Itoobiya oo dooneysa inay AUSSOM ku yeelato saameyn ka weyn ciidamadeeda

Itoobiya ayaa muddo ka badan toban sano ciidamo ku lahayd Soomaaliya, iyadoo ka mid ahayd dalalka ugu muhiimsan ee ciidamada howla...

Switzerland oo Muqdisho kusoo celineysa Soomaali dhaawac qaba

Dowladda Switzerland ayaa lagu wadaa inay Khamiista, 10-ka Sebtembar 2026, Muqdisho kusoo celiso muwaadin Soomaali ah oo dhaawac c...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News