HomeWararka

Wararka

Itoobiya oo jawaab ka bixisay bayaankii Masar, Suudaan, Eritrea iyo Soomaaliya

Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa jawaab ka bixisay war-murtiyeedkii kasoo baxay shir-madaxeed ay madaxda Masar, Suudaan, Eritrea ...

Ra’iisul Wasaaraha Xilgaarsiinta Soomaaliya oo gaaray Ballanbale

Ra’iisul Wasaaraha Xilgaarsiinta Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta gaaray magaalada Ballanbale ee gobolka Galgaduud, halk...

Khilaaf u dhexeeya Firdhiye iyo ku-xigeenkiisa oo soo shaac baxay

Khilaaf la sheegay inuu u dhexeeyo Madaxweynaha Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali Firdhiye, iyo Madaxwe...

In ka badan 40 Xildhibaan oo laga jaray $800 kadib maqnaanshaha fadhiyada Golaha Shacabka

In ka badan 40 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa laga jaray midkiiba lacag dhan 800 ...

Soomaaliya, Masar, Eritrea iyo Suudaan oo heshiis ka gaaray arrimaha Badda Cas, Niil iyo m...

Madaxweynayaasha Soomaaliya, Masar, Eritrea iyo Suudaan ayaa magaalada El Alamein ee dalka Masar ku yeeshay shir madaxeed afargees...

Khilaaf ka dhex taagan Hay’adda Socdaalka oo saameeyay xarunta baasaboorrada ee Cabdi Casi...

Khilaaf xooggan ayaa maalmihii la soo dhaafay ka dhex taagnaa qaar ka mid ah madaxda Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya,...

Puntland oo shaqada ka joojisay Taliyaha Booliska Mudug kaddib baxsashada maxaabiis burcad...

Taliska Ciidanka Booliska Puntland ayaa shaqo joojin ku sameeyay Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Mudug, Maxamuud Muuse Bile oo lo...

Dabageed: Doorasho kama dhicin Hirshabeelle

Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad-goboleedka Hirshabeelle, Yuusuf Axmed Hagar Dabageed, ayaa sheegay in wax doorasho ah aysan ka dhici...

Somaliland oo mar kale taageertay marin-badeedka Itoobiya, iyadoo diidday faragelinta hesh...

Dowladda Somaliland ayaa dib u xaqiijisay mowqifkeeda ku aaddan in Itoobiya loo oggolaado marin ay ka hesho badda, iyadoo sheegtay...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News