HomeWararka

Wararka

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo ka digay doorashooyin hal dhinac ah

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si cad uga horyimid jihada ay ku socdaan qorshayaasha doorashooyinka dalka, iyagoo oo ku eede...

Abiy Axmed oo Kenya Gaaray xili Xiisadda Koofur Galbeed ay sii Kordhayso

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa maanta gaaray magaalada Eldoret ee dalka Kenya, halkaas oo uu kaga qeybgalayo munaas...

Dagaal aka socda Duleedka Buurhakaba,Hub culus oo la maqlayo

Dagaal ayaa la soo sheegayaa inuu ka socdo duleedka magaalada Buurhakaba ee gobolka Baay, iyadoo la maqlayo dhawaqa hub culus oo a...

Gaalkacyo:Cumlimada oo Xukun Ka Soo Saartay kiis Muddo Taagan

Guddi culimo ah oo gacanta ku hayay kiiska wiil lagu muransanaa ayaa maanta go’aan kama dambays ah ka soo saaray dacwadda oo maalm...

Wafdi Uganda ka socda oo soo Gaaray Muqdisho

Wafdi ballaaran oo ka socda dalka Uganda ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, halkaas oo lagu qabanayo Madasha Ganacsiga iyo...

Nigeria oo ka digtay sawirro iyo muuqaallo AI lagu sameeyo oo lagu faafiyo warar amni oo b...

Dalka Nigeria oo muddooyinkii dambe la tacaalayey dhibaatooyin amni, oo ay ka mid yihiin weerarro hubaysan, afduub iyo rabshado, a...

Maraykanka oo digniinta safarka Kenya gaarsiiyey heerka 3-aad

Dowladda Maraykanka ayaa muwaadiniinteeda uga digtay inay dib uga fiirsadaan safarrada ay ku tagayaan Kenya, kaddib markii ay 19-k...

XIL KA QAADISTA HIIRAAN: SHARCI MISE MURAN SIYAASADEED?

Xil ka qaadista guddoomiyihii gobolka Hiiraan, Maxamed Xuseen Maxamed (Carab), iyo magacaabista Muuse Salaad Weheliye ayaa mar kal...

Hirshabeelle oo xilka ka qaaday guddoomiyihii gobolka Hiiraan, una magacowday mid cusub

Madaxweynaha dowlad-goboleedka Hirshabeelle, Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii gobolka Hiiraan, Maxamed X...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News