HomeWararka

Wararka

DEG-DEG: Faahfaahin Dheeraad ah oo Ka Soo Baxaysa Dagaalka Culus ee Baydhabo

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dagaalka culus ee saakay ka qarxay magaalada Baydhabo, iyadoo xaaladda magaalada ay weli...

DEG-DEG: Dagaal Culus oo ka Socda Magaalada Baydhabo

Xaaladda magaalada Baydhabo ayaa maanta aad u kacsan, iyadoo gudaha magaalada laga maqlayo dhawaqa hubka culus iyo rasaas xooggan....

Naafada Ciidanka oo ka cabanaya hanjabaad la sheegay inay kala kulmeen Wasiirka Gaashaandh...

Xubno ka tirsan guddiga naafada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay inay maanta kulan kula yeesheen Wasiirka Gaashaand...

Hub lagu qabtay Kaaraan iyo baaritaan socda oo ku saabsan halka loo waday

Ciidamada ammaanka ayaa maanta degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho ku qabtay gaari lagu sheegay inuu waday hub tiro badan, kaas ...

Qoysaska 10 badmaax oo Pakistani ah oo walaac ka muujiyay afduubka burcad-badeedda Soomaal...

Qoysaska 10 badmaax oo u dhashay dalka Pakistan ayaa walaac xooggan ka muujiyay xaaladda eheladooda oo in ka badan shan bilood gac...
00:02:47

Xamze oo Jugtii Labaad Kala Kulmay Guddoomiye Jaamac .

Xamze oo Jugtii Labaad Kala Kulmay Guddoomiye Jaamac iyo Fadeexad ka Dhalatay Mishaar Laga Jaray Wararka laga helayo arrin la xir...

Xiisadda siyaasadeed ee Beledweyne oo sii xoogeysanaysa iyo kulamada Xawaadle

Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa maalmihii lasoo dhaafay ka socday dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed iyo wadatashiyo ...

Waalidiin Garoowe ka mudaharaaday oo dalbaday xog ku saabsan carruurtooda ku sugan Aljeeri...

Waalidiin iyo ehelada dhalinyaro Soomaaliyeed oo tahriib ku galay dalka Aljeeriya ayaa maanta dibadbax ka dhigay qaybo ka mid ah m...

Muungaab oo Ciidamo Ku Ururinaya Gobolka Shabeellaha Dhexe?

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, ayaa muddooyinkii dambe si muuqata ugu lug lahaa ...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News