HomeWararka

Wararka

Masiibooyinka biyaha la xiriira oo barakiciyay sideed milyan oo qof sanadka 2023{AKHRISO}

MUQDISHO (KAAB TV) - Oxfam, oo ah hay'ad samafal oo caalami ah, ayaa daaha ka qaaday tirokoobyo naxdin leh oo muujinaya in masiibo...

Ciidamada maamulka Koonfur Galbeed oo sameeyay howlgal ka dhan ah Al-Shabaab.

BAYDHABO (Kaab TV) –   Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed, oo uu hoggaaminayo Taliye Sandheere Xasan Aadan, ayaa hawlgallo ka d...

Soomaaliya oo weydiisata ciidamada nabad ilaalinta in ay gaabiyaan ka bixitaanka soomaaliy...

MUQDISHO (KAAB TV) -Dokumentiyo ay aragtay wakaaladda wararka ee Reuters ayaa muujinaya in dowladda Soomaaliya ay dooneyso in ay k...

Wasiir Fiqi oo sheegay in uu isbedel uu kusameyn doono qaab dhismeedka Wasaaradda arrimaha...

Muqdisho (KAAB TV) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa sheegay in isbeddel uu ku samayn doono qaab-dhismee...

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo ka wada hadlay horumarinta nabadda iyo xasilloo...

Djibouti (KAAB TV) -Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta gaaray magaalada Jabuuti ee xarunta dalka Jabuuti ayaa...

Dowladda Soomaaliya Oo Shaacisay In Lix Xujey Ah Ay Ku Geeriyoodeen Xajka .

MUQDISHO (KAAB TV) - Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay dhimashada lix ka mid ah xujeyda Soomaaliyeed ee sanadkan gudaneysa waaji...

Saraakiisha ammaanka oo beeniyay khatarta Daacish ee ku soo korortay Maamul Goboleedka Pun...

Garowe (KAAB TV) - Maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya ayaa beeniyey warar tilmaamaya in kooxda Daacish ay khatar ku tahay Pu...

Nairobi: Sidee loo afduubay xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya?

NAIROBI, Kenya (Kaab TV) - Waxaa xalay fiidkii magaalada Nairobi muddo kooban lagu afduubtay labo xildhibaan oo ka tirsan Baarlama...

Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan Gorgor oo howlgal qorsheysan kudileen sargaal katirsanaa ...

Shabeellaha Hoose (KAAB TV) - Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen gobo...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News