HomeWararka

Wararka

Qaaliyowga Muqdisho: Shacabka oo wajahaya culays nololeed

Kororka qiimaha maciishadda iyo culayska dhaqaale ee haysta shacabka ayaa noqday arrimaha sida weyn looga dareemayo magaalada Muqd...

Israsaaseyn ka dhacday xerada Lamagalaay ee Beledweyne

Israsaaseyn dhexmartay ciidamo ilaalo u ahaa Cali Jeyte Cismaan iyo ciidamo ka tirsan Macawiisleyda gobolka Hiiraan ayaa ka dhacda...

Weerar lagu dilay toddobo qof oo isugu jira injineerro iyo askar booliis ah oo ka dhacay M...

Weerar jidgal ah oo lala xiriirinayo kooxda Al-Shabaab ayaa lagu dilay toddobo qof oo isugu jira injineerro dhisayay waddo iyo ask...

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo xoogeysanaysa

Burcad-badeedda ka howlgasha xeebaha Soomaaliya iyo Gacanka Cadmeed ayaa dib u soo xoogeysanaysa, kaddib sannado ay yaraayeen weer...

Ciidamo ku wajahan Beledweyne: Amniga Hiiraan iyo dagaalka Al-Shabaab oo walaac laga muuji...

Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa wajahaysa xaalad siyaasadeed iyo mid amni oo sii xasaasiyadeysanaysa, kaddib ...

Cali Guudlaawe oo odayaasha dhaqanka ugu baaqay inay la xiriiraan Ugaas Yuusuf

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa odayaasha dhaqanka ugu baaqay inay dadaal u gal...

Mareykanka oo Soomaaliya ku daray liiska dalalka ugu halista badan ee uu muwaadiniintiisa ...

   Dowladda Mareykanka ayaa muwaadiniinteeda u...

Yemen: Ciidamada dowladda Yemen oo fariisimo muhiim ah kala wareegay Xuutiyiinta+Sawirro

 Xiisadda militari ee dalka Yemen ayaa sii xoogeysanaysa, ka...

Khubarada amniga oo ka digay khatarta Al-Shabaab ee Muqdisho: Suurtagal ma tahay in kooxda...

Khubarada amniga qaarkood ayaa ka digaya in haddii khilaafka...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News