HomeWararka

Wararka

TikTok oo Soomaaliya ka tirtirtay 648 kun oo muuqaal, Bariga Afrika oo dhan oo tallaabadu ...

Shirkadda TikTok ayaa saddexdii bilood ee u dhexeysay Abriil iyo Juun 2026 ka saartay barteeda boqolaal kun oo muuqaal ah oo laga ...

Mareykanka oo si rasmi ah u xaqiijiyey ka bixitaanka saldhigga Ballidoogle

Militariga Mareykanka ayaa markii ugu horreysay si cad u xaq...

Dalka Soomaaliya oo galay marxalad adag: Jihadee loo socdaa?

Soomaaliya ayaa ku jirta marxalad siyaasadeed, sharci iyo amni oo aad u xasaasi ah, iyadoo khilaafkii u dhexeeyay dowladda federaa...

Baashe Yuusuf iyo lix garsoore oo dacwad ka dhan ah Xasan Sheekh u gudbiyey Maxkamadda Bar...

Guddoomiyihii hore ee Maxkamadda Sare ee Soomaaliya, Dr. Baashe Yuusuf Axmed, iyo lix garsoore oo ka tirsan maxkamadda ayaa la she...

Golaha Mustaqbalka iyo taliyeyaasha ciidanka oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Muqdisho

Kulan xasaasi ah oo dhexmaray Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed iyo taliyeyaasha sare ee ciidamada qalabka sida ayaa xalay ka dhacay...

Go’aankii Maxkamadda Sare ee Soomaaliya oo dhaliyay hadal-heyn gobolka ah, Uganda ma...

Go'aankii Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ee 5-tii Nofeembar 2026 ayaa weli dhaliyaya dood sharci iyo mid siyaasadeed, kaddib markii...

Maxaa keenay in dowladda Soomaaliya weli soo bandhigi weydo natiijadii baaritaanka duqeynt...

Waxaa weli taagan su’aalo la xiriira weerarkii habeenkii 3-da September 2026 lagu qaaday guriga uu degmada Doolow ee gobolka Gedo ...

Freedom House: Somaliland oo Soomaaliya kaga sarreysay qiimeynta xorriyadda

Warbixinta cusub ee hay’adda Freedom House ee qiimeysa xaaladda xorriyadaha iyo xuquuqda siyaasadeed ee dalalka dunida ayaa muujis...

Beledweyne: 300 Askari oo la Sheegay inay DFS ka Baxeen

 Xaaladda amni ee magaalada Beledweyne ayaa sii cakirmaysa, kaddib markii ay soo baxeen warar sheegaya in ugu yaraan 300...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News