HomeWararka

Wararka

Xiriirka Xuutiyiinta iyo Al-Shabaab oo walaac dhaliyay

Warbixinno cusub oo caalami ah ayaa iftiimiyay xiriir sii xoogeysanaya oo la sheegay inuu dhex marayo kooxda Xuutiyiinta ee ka tal...

Warbaahinta Soomaaliya oo wajahaysa weerarro iyo cadaadis internetka ah

Warbaahinta madaxa-bannaan iyo saxafiyiinta Soomaaliya ayaa wajahaya cadaadis sii kordhaya oo dhanka internetka ah, gaar ahaan bar...

Mareykanka oo joojinaya taageerada AUSSOM

Warbixinno caalami ah ayaa sheegaya in Mareykanka uu qorsheynayo inuu joojiyo taageerada Qaramada Midoobay ee howlgalka Midowga Af...

Weerarrada burcad-badeedda Soomaaliya oo walaac cusub dhaliyay

Burcad-badeednimada ka jirta xeebaha Soomaaliya ayaa mar kale soo jiidatay dareenka caalamka, kadib markii ay sanadkan soo kordhee...

Mucaaradka iyo Xasan Sheekh oo isku afgartay doorasho 7 bilood gudahood

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu soo warramayaa inuu aqbalay in doorashooyinka Soomaaliya lagu qabto muddo toddobo bilood gudahood ...

Dagaal culus oo ka dhacay deegaanka Basro ee gobolka Shabeellaha Hoose

Deegaanka Basro ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa maalmihii lasoo dhaafay waxaa ka dhacay dagaallo culus oo u dhexeeya ciidamada d...

Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Hodan oo lagu xiray CID

Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Hodan ayaa lagu xiray Ciidanka Dambi-baarista Soomaaliyeed (CID), kaddib dacwad la xiriirta lacag i...

Xildhibaano mooshin ka gudbiyay Wasiirka Arrimaha Gudaha Cali Xoosh

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta gudbiyay mooshin ka dhan ah Wasiirka Arrimaha Gudaha, Fe...

Macallin Mahdi oo u hanjabay saraakiisha Ciidanka Cirka ee ku sugan Afisyooni

Macallin Mahdi ayaa hadallo hanjabaad ah u jeediyay saraakiisha Ciidanka Cirka Soomaaliya ee ku sugan xarunta Afisyooni, kaddib ma...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News