Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

SO | EN

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray magaalada Dubai

|

Dubai(kaab tv)Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dubai ee dalka Isutagga Imaaraatka Carabta, halkaasoo ay kaga qeyb galayaan Shirka caalamiga ah ee Isbeddelka Cimmilada Adduunka (COP28) oo ka furmaya dalkaas.

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdigiisa ayaa lagu wadaa in shirkaasi ay kusoo bandhigi doonaan dhibaatooyinka adag ee ka dhashay daadadka iyo fatahaadaha is barbar socda ee wabiyada Jubba iyo Shabeelle ka geysteen qaar ka mid ah gobolada dalka.

“Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa Shirka kusoo bandhigi doona saameynta xooggan ee isbeddelka cimiladu ay ku yeelatay nolasha dadka Soomaaliyeed, muhiimada in la helo taageero caalami ah iyo qorsheyaasha Dowladdu ay kula taacaleyso daadadka iyo fatahaadaha ay sababatay duufaanta El Niño oo khasaare nafeed iyo hantiyeedba ay kasoo gaareen kumannaan Soomaaliyeed” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya.

Waxaa sidoo kale la filayaa in mudada uu madaxweynaha Soomaaliya ku sugan yahay magaalada Dubia ee dalka Isutaga imaaraatka Carabta inuu halkaasi kulamo gaar gaar ah uu ku yeesho madaxweyneyaasha caalamka ee  kasoo qayb galaya shirka.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa taageero heer caalami ah u raadinaya gurmadka deg dega ah oo ay u baahan yihiin dadka Soomaaliyeed ee ku dhibaateysan deegaanada ay ku dhufteen daadadka ka dhashay roobabka iyo fatahaadaha wabiyada Jubba iyo Shabeelle

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News