Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

SO | EN

Kulanka golaha Wasiiradda koonfur Galbeed oo looga hadlay qodobo xasaasi ah

|

Beydhabo (KAAB TV) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa maanta kulan xasaasi ah la qaatay golihiisa Wasiiradda, waxa uuna kala hadlay  xaalada siyaasadeed ee dalka ka jirta xilligan.

Sidoo kale, Laftagareen iyo golihiisa Wasiiradda  ayaa kulanka intii uu socday si weyn uga wada hadlay xaalada siyaasadeed ee xiligan ka taagan deegaannada mamaulka Koonfur Galbeed, gaar ahaan khilaafka u dhaxeeya dowladda Federaalka iyo maamulka Koonfur Galbeed.

Dhanka kale, Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa la wadaagay golihiisa wasiiradda khilaafka hadda ka dhax jira isaga iyo Villa Soomaaliya, waxa uuna ku eedeeyay madaxda dalka in ay ka shaqeenayaan bur burka iyo kala taga maamulka Koonfur Galbeed.

Kulankan maanta uu la yeeshay Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen golihiisa wasiiradda ayaa imaanaya xilli uu jiro khilaaf meel xun gaaray oo ka dhax jira isaga iyo madaxda ugu sarreysa dowladda Federaalka gaar ahaan Madaxweynaha.

Sikastaba, khilaafka udhexeeyo Koonfur Galbeed iyo dowladda dhexe ayaa haatan maraya meeshii ugu xumeed, iyadoo dolwadda federaalka lagu eedeeyay in ay diidantahay in Xildhibaannada kasoo jeeda Koonfur Galbeed aysan usafri karin deeganadooda, waxaana maanta garoonka Aden Cadde laga celiyay Xildhibaan Sareedo oo maanta kusii jeeday magaalada Beydhabo, taas oo ugu sii dartay xiisada ka dhex aloolsan Koonfur Galbeed iyo dowladda Federaalka.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News