SO | EN

SO | EN

Xildhibaannada labada gole ku matala Jubbaland oo tageeray go’aankii Axmed Madoobe

|

Muqdisho (KAAB TV) – War-saxaafadeed ay soo saareen Xildhibaannada labada Aqal ku matala Jubbaland ayey si buuxda ugu taageereen mowqifka maamulka Jubbaland ay ka qaadatay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran.

Sidoo kale, Xildhibaannada ayaa War-saxaafadeed ay soo saareen ku sheegay in ay taageerayaan go’aanka madaxweyne Axmed Madoobe ku gaaray in uu qabto doorashada maamulkiisa, si aysan firaaq dastuuri ah u dhicin.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News