Muqdisho (KAAB TV) – Mid kamid ah dadka kasoo jeedaha beesha Digil iyo Mirif oo shacabka iyo madaxda Digil iyo Mirifle ugu baaqay in ay garbaha is qabsadaan sidoo kalana ay kamid noqdaan musharaxiinta isku sharaxaya madaxweynaha Soomaaliya, isagoona sheegay in kaliya aysan joogin kaliya guddoomiye baarlamaan.
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.