Muqdisho (KAAB TV) – Guddoomiyaha Midowga Jaamacadaha Soomaaliyeed Dr. Bidey oo ka qeyb galay munaasabada bandhiga buuga dhaqaalaha Soomaaliya ayaa dhallinyarada ku bogaadiyey in dhallinyarada qeyb ka noqdaan qorista buugaagta.
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.