Muqdisho (KAAB TV) – Falanqeyn ku saabsan ku biiritaanka Ururka bulshada Bariga Africa ee Soomaaliya xiligan iyo sameyn National ID-ga, waxaa marti ku ah mid kamid ah dhallinyarada iyo aqoonka Soomaaliyeed Mustaf Cabdi Warsame.
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.