SO | EN

SO | EN

Madaxweyne Laftagareen oo furay shirka 5-aad ee golaha horumarinta kalluumeysiga

|

Beydhabo (KAAB TV) – Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Furey Shirka 5-aad Golaha Maamulka Hormarinta Kalluumaysiga.

Sidoo kale, Shirkaan ayaa diirada lagu saarayay Xoojinta Wadashaqaynta Wasaaradaha Kaluumaysiga, Guulaha la gaaray Sanadihii la soo dhaafay, Caqabadaha Jira iyo Qorshiyaasha Hormarinta Kalluumaysiga.
Dhanka kale, Munaasabada Furitaanka Shirka Waxaa Madaxweynaha kala qeybgalay ku simaha gudoomiyaha Baarlamaanka ahna Gudoomiye ku xigeenka 1-aad Maxamed Nuur Maxamed, Wasiirada Kaluumaysiga Labada Heer Dowladeed, Goliyaasha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed iyo Marti Sharaf kale.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News