Muqdisho (KAAB TV) – Dhallinyarada ku shaqeysato gadiidka looyaqaano Mooto Bajaajta ayaa banaanbax weyn ka dhigay maanta magaalada Muqdisho, kaddib markii Koox Midnimo la magac baxday oo dhac iyo dhibaato kuheyso dhallinyaradan.
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.