Muqdisho (KAAB TV) – Waliid Maxamed oo kamid ah dhallinyarada baahiyaha gaarka qaba ayaa kaabtv uga waramay caqabadaha ku horgudban iyo falcelinta uu bulshada kala kulmo markii ay isugu yimaadaan fagaarayaasha, madaama uu kamid yahay dhallinyarta caanka ka ah barta Tiktok.
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.