SO | EN

SO | EN

Waliid Maxamed Cali “Aniga maxusi marka lagaaro 1-da Luulyo sababtoo ah xuriyad maheysti

|

Muqdisho (KAAB TV) – Waliid Maxamed Cali oo ah wiil dhallinyaro ah sidoo kalana qaba baahiyaha gaarka ayaa sheegay in caqabo badan uu kala kulmo bulshada qeybeheeda kala duwan, isagoona sheegay in uusan xusin ama ka qeyb qaadanin isbuuca xoriyada ama 1-da Luulyo sababo laxiriira in lagu aflagaadeeyo naafonimadiisa.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News